Maamulka Gobolka Bay iyo Kan Degmada Baydhaba oo ku amreen Bulshada iyo Ganacsatada in Goobaha Waxbarashada La dhaqan geliyo awaamirta La xariirta Ka hortaga Corona Virus.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kadib Markii Wasaarada Waxbarshada K/Galbeed Hakisey Mudo 15 Maalin Goobaha Waxbarashada Sababa Laxariira Ka hortaga Cudurka Safmarka Ee Corona Varis Waxaa Maanta Warbaahinta Lahadlay Gudoomiyaha Gobolka Bay Cali Wardheere Dooyow wuxuu isna Atkeeyey Amaradaasi in Bulshada U Hogaansato kana shaqeyaan Nadaafada Si ay Shacabka uga Badbaadaan dhibaatada Cudurka waxa Fududeen karana Lagu aan Lagu dhaqmin Wuxuu Gudomiyaha Gobolka Bay Sidoo kale Hakiyay dhamaan Shirarka Iyo Xafladaha Bulshada iskuga timaada Mudo 15 Cisha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here