Cisbitalka Tiirow oo Bilaabay Olole Lagu Wacyigilinayo Bulshada Baydhaba gaar ahaan Goobaha Barkacayaasha

0
388

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tan iyo markii uu bilowday Bishii December ee Sanadkii hore Cudurka Corona Virus ama Covid19 ayaa waxaa guud ahaanba Hadal heyntiisa laga dareemay Gobalada dalka soomaaliya, Waxaana Magaalooyinka qaar laga bilaabay Olale dadka loogu wacyigelineyo Cudurkaasi.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka baay waxaa ku nool Barakacyaal ku nool Meelo ay ugu dhisan yihiin Buushash, inta badana meelaha qaar waxaa ka jira nadaafad daro maadaama aysan heleynin adeegyo dhameystiran.
Maamulka Cisbitalka Tiirow ee magaalada Baydhabo iyo dhaqaatiirta ka howlgasha ayaa waxay dadka barakacyaashaah u sameeyeen wacyegelin ku aadan Cudurka Corona Virus

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here