Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Degmada xudur ee xaruunta gobalka bakool ayaa dhamaan dadka ku nool gobalka bakool kala hadalay in ay dib u sameyaan qaar ka mid ah guriyaha wadooyinkii soo galay ee horey loo Calaamadeeyey dibna u dhisaan .
Wuxuuna sidoo kale gudoomiyaha bulshada farey in dadka sida sharci darada ah u dhistaan goobaha aan muhiimka aheyn ee ku yaala degmada xudur in ay ka waantoowaan, cidii lagu arkana Talaabo Sharciga waafaqsan laga qaadi doono .
Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir