Deeq Xoola ah Oo la geeyay Dadka ku jira Cisbitaalka dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

0
225

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobo Neef oo lo’ah Waxaa si caawimaad ahaan ah u gaar siiyay Cisbitaalka dhimirka ee Magaalada Baydhabo Xildhibaan shariif saalax oo kamid ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xaruuntaan oo lagu Daaweeyo Rag iyo Dumar  yaa ah mida ugu weyn Koonfur Galbeed Somalia.

Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here