Maamulka Degmada Tiyeeglow oo hada fadhigooda yahay Xudur oo Codsadeen in Gargaar lala soo gaaro dadkii ka soo barakacay degmadaasi.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Xudur ee Xaruunta gobalka bakool weli waxaa ku sugan qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay degmada Tiyeeglow, kuwaasi oo deegaansadeen kaamaka iyo meelaha ka baxsan degmada maadaama ay yihiin dad aad u tira badan oo aysan degi karin gudaha degmadaasi xudur.

Mudo Seddax sano ah waxay ku noolyihiin nolol aad u adag, waxeyna sugayaan gargaar ay ka helaan maamulka degmada xudur iyo kan gobalka bakool iyo hay,adaha ka shaqeeya arimaha bani-aadamnimada ee ka howlgala degmada xudur.

Warkan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here