Maamulka Degmada Baydhabo oo sharci cusub ka soo saaray iibsiga dhulalka.

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Masuuliyiinta Maamulka degmada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay oo ugu horeeyo gudoomiyaha degmada baydhabo ahna duqa magaalada ay si toos ah u mamnuucay dhulalka aan dowlada hoose ogeyn oo la iibsanaayo iyagoona sharci cusub ka soo saareenarimaha dhulalka lagu iibineyo baydhabo.

Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here