Maamulka Degmada Baydhabo oo bulshada ugu baaqey in ay ka shaqeeyaan nadaafada.

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ahna duqa magaalada Xasan Macalin Axmed Biikoole ayaa ganacsatada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool baydhabo in ay ku dadaalaan nadaafada magaalada, wuxuuna fariin ugu diray in cidii magaalda nadaafad xumo ku wado la ganaaxi doono.

Warkan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan Soori

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here