Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay oo ka hadlay hormarada kala duwan ee ka socoda Degmadaasi.

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay maxamed isxaag Carase  oo ka hadlay xaalada guud ee bani-aadamnimada  ku jirta degmadaasi ,wuxuuna sidoo kale gudoomiyaha  u mahadceliyey dadkii ka qaatay gurmadkii loo sameeyay dadki fatahhaadka saameeyey.

Dhanka kale ayaa waxuu ka hadley gudoomiyaha  hormarada kala duwan  oo ka scoda degmada bardaale ee gobalka baay.

Warkan waxaa noo heya Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here