Arday Cilmiga caafimaadka barteen oo baraatiko u balan qaaday Maamulka Cisbitaalka Tiirow ee Magaalada Baydhabo.

0
310

Baydhabo (Radio Arlaadi)- Cisbitalka Tiirow oo ka mid ah cisbitaalada ku yaala magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa inta badan waxaa loogu imaadaa gobalada qaar sida deegaano ka tirsan gobalka baay, bakool iyo meelo kale maadaama uu bixyo adeegyo caafimaad.

Maamulka Cisbitalka Tiirow Dr Isxaaq Maxamed Tiirow oo ka qeyb galay  xaflad ardey barteen cilmiga caafimaadka ayaa wuxuu balan qaad u sameeyey ardeydaasi isagoona sheegay in uu uga faaideyn doono in ay helaan baraatiko ku aadan waxyaabihii ay soo barteen.

Radio Arlaadi:- Abdirahman Yusuf Hassan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here