Maamulka Cisbitaalka Bayhaaw Oo Sheegay in Qeyb weyn Ka qaataan Bixinta Adeeg Caafimaad Bilaasha ah.

0
311

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cisbitaalka Bayhaaw ee Degmada Baydhabo waa cisbitaalka labaad ee gobalka Baay, waxaa uu ka mid yahay cisbitaalada sida lacag la`aanta ah howlaha caafimaad ugu qabto shacabka ku nool gobolada koonfur galbeed, waxaana uu hoos tagaa wasaarada caafimaadka KG.

Cisbitaalka bayhaaw ayaa waxaa uu qabilaa bukaanada ka yimadaan gobolada Baay, Bakool, Sh/ hoose iyo Gobolka Gedo kuwaasi oo cisbitaalka u qabanaayo adeegyada kale duwan ee caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here