Maalinta Qaaxada Aduunka oo maanta dunida looga dabal degayo

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dunidu waxay maanta oo kale Maarso 24, sanad kasta u dabaaldagtaa maalinta caalamiga ah ee cudurka Qaaxada, si dadka loogu wacyigeliyo cudurka duumada ama tb, Bulshada.

Maanta waxay sidoo kale ku beegan tahay maalintii uu uu helay bakteeriyada ee keenta cudurka Qaaxada sanadkii 1882.

Cudurkan illaa hadda waxa uu ka mid yahay cudurrada ugu khatarta badan, sanad kastana waxa uu ku dhacaa dad farabadan oo daafaha kala duwan ee dunida ku nool.

Drs xaajiya cabadi nuur oo kamidaha dhagatara ka shageysa isbitaalka bayxaaw oo ku yaalo magalada bayadho waa dhagatarat ka taqasoostey cudurka ku dhacada sanbabka ama TB xiliaya wareysi senasey radiyo Arlaadi aya waxaan waxa ku weydiney cudurka tibshada meelaha ku dhacado nocoyada aya u qeebsamaan iyo calaamada lagu arko.

Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here