Maalinta caalamiga ee saadasha hawada aduunka oo maanta dunida looga dabal degayo

0
404

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Muktaar Sheikh Aadan Dalmar oo ka mid ah aqoonyahannada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay islamarkaan aqoon durugsan u leh saadasha hawada ayaa radio Arlaadi uga waramay Qiimaha ay leedahay xuska maalinta saadasha hawada adduunka oo ku began 23-ka bisha Maarso oo maanta ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Miyow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here