Liiska Xubnaha Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey.

0
335

Baydhabo (Radio Arlaadi)- Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay shaacisey liiska Xubnaha ay ka koobnaan doonaan Golaha deegaanka degmada Diinsoor ee Goboloka Baay kaasi oo dhawaanba la waday in maamul hogaamiya loo dhiso degmadaasi, sidoo kale waxaa maamul gole deegaan oo doorasha ah loo sameeyey degmooyinka Xudur iyo Bardaale oo ka kala tirsan Gobalada Baay iyo Bakool.

Liiskaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa ah mid ay ku heshiyeen beelaha wada dega degmada Diinsoor,kuwaasi oo dhawaan lagu wado in lasoo dhiso.

Hoos Ka Akhriso Liiska Golaha deegaanka Degmada Diinsoor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here