Laamaha Amniga KG Oo Maanta Magaalada Baydhabo ku gubay khaad si sharci daro ah lagu soo galiyay Degmada Baydhabo.

0
341

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan Dowlada Koonfur Glabeed Soomaliya Waxa ay soo saartay Awaamir ah in la joojiyo Ka ganacsiga iyo Isticmaalka jaadka Maadaama la hakiyay Duulimaadadii lagu Keeni jiray jaadka Cabsi laga qabo Cudurka Corona,ayaa Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Hassan Macalin Ahmed Biikole oo ay Garab taaganyihiin Saraakiisha Booliska,Wasiiro ka tirsan Maamulka Waxay Gubeen jawaano jaad ah kuwaasi oo si dhuumaaleysi ah lagu soo galiyay gudaha Magaalada Baydhaba

Warkan Waxaa inoo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here