kulan looga hadlaayay Hormarinta Waxbarashada oo lagu qabtay Degmada Marka ee Gobalka Shabeelada Hoose.

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Degmada Marko ee Gobalka Shabeelada Hoose lagu qabtay kulan bishiiba mar ay qabato wasaarada waxbarashada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaliya, ujeedada kulanka ayaa ahaa joogteynta iyo wadashaqeynta maamulka waxbarashada ee degmada marko, maamuliyaasha iskuulada degmadaasi iyo hay,adaha samafalka qaarkood oo iskuulo ka mid ah kuwa ku yaala marko ay gacanta ku heyaan iyo in ardayda ay helaan waxbarasho ku filan

Waxaa warkan noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here