Kulan Looga Hadlayey soo Jeedinta Wax ka Bedelka Dastuurka KMG Dalka oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
355

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulanka oo si wadajir ah ay usoo qaban qabiyeen Wasaaradaha arrimaha dastuurka DFS tan dowlad goboleedka koonfur galbeed,gudiga lasocodka Dastuurka ee baarlamanka iyo gudiga madax-banaan ee dib u eegista dastuurka & Hirgelinta dastuurka qaranka ayaa Maanta ku qabsoomey Magaalada Baydhabo,

Wasiirka dastuurka koonfur galbeed Adan Hassan Mohamed oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in koonfur galbeed door muhiim ah ay ka qadan doonto wadatashiga dastuurka si bulshada iyo siyaasiinta ay u ogadaan halka ay wax marayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here