Kulan lagu wacyigelinayo Haweenka Oo Lagu qabatey Baydhabo.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo haweenka ugu qabatey kulan Wacyigalineed oo ku saleysanaa ka hortaga Tacadiyaa iyo Xadgudubyada lagula kaco haweenka .

Haweenka inta badan ka soo qeybgalay ayaa kulanka wacyigalinta ah ayaa wxaa u badnaa haweenka ku jira kaamamka barakacayaasha degmada baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here