Barakacayaasha Garoowe Oo Ka Faa’iideystay Olole Daweyn iyo baaritaano caafimaad.

0
84

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xanuunada maqaarka kudhaca ayaa ah kuwa dhibaata ku haya Bulsha badan hadana aysan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka ay iskaaga dabiibi lahaayeen si dadkaas loo Caawiyo ayay dhaqaatiir si bilaasha uga daweynaya dadka barakacayaasha ku nool Magaalada Garoowe

Daaweynta iyo baaritaanka loo sameynayo dadkaan Barakacayaasha ayaa si aad ah uga faaideysanaya maadama ay u arkaan Fursad weyn noloshooda soo martay.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here