ku dhawaad 140 qoys oo Hay,ada taakulo Baydhabo ugu qeybisey raashinka nocyadiisa kala duwan.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qoysaskan oo danyar ah, lagana soo kala xuley kaamka barakacyaasha  qasab ee magalada baydhabo oo ka mid ah qoysaska saameynta ku yeeshteen fatahaadii roobabka ayaa waxaa loo qeybiyey rashiinka nocyadiisa kala duwan. deeqdani ayaa waxaa soo gaarsiisey hay,ada taakulo.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here