Kaká oo doortay kooxdiisa riyada ee ka kooban 11 ciyaartoy

0
263

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Halyeeyga reer Brazil iyo kooxaha AC Milan iyo Real Madrid ee Ricardo Kaká ayaa wuxuu shaaca ka qaaday qaar ka mid ah xiddiga uu ugu jecelyahay.

Ricardo Kaká ayaa doortay koox ka kooban 11 ciyaartoy uu arko inay yihiin kuwa ugu fiican taariikhda kubadda cagta.

Kaka ayaa doortay labada xiddig ee reer Brazil Ronaldo iyo Ronaldinho, si la mid ah xiddiga reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo.

Kaka ayaa ka doorbiday Cristiano Ronaldo laacibka reer Argantina ee Lionel Messi, halka Zidane, Iniesta iyo Pirlo ay ku soo wada baxeen xulashada halyeeyga reer Brazil.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo 11-ka ciyaartoy uu arko Ricardo Kaká inay yihiin kuwa ugu fiican taariikhda kubadda cagta, waxayna kala yihiin:

عرض الصورة على تويتر

Arlaadi Radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here