Isbedel Dhanka Adeegyada Caafimaadka oo laga dareemaya Cisbitaalada Degmada Xudur

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudo Dheer Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool waxaa ka jiray Xaalado Caafimaad oo marmarka qaar qasabaysay dadka ku nool degmada Xudur in ay u soo safraan Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho taasi oo dadka qaar aysan Awoodi karin.

Waxaan hada dadka ku nool Degmadaasi  iyagoo iskaashaneya Degmada keensadeen Qalabyo Caafimaad oo lagu baaro Cudurada iyo daawooyin

Warbixintan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here