Haweenka ku nool Kaamamka Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo Codsaday in loo Gargaaro

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalin ka hor ayey aheyd markii dhamaan hay,adaha ka howlgal degmada Bardaale iyo maamulka degmadaasi ay yeesheen kulan looga hadlaayey sidii loo dardargelin lahaa xaaladaha bani,aadamnimo ee ka jira dadka ku dhaqan kaamamka ku yaala duleedka Degmada Bardaale ee gobalka baay .

Hay,adaha ka howlaga Degmadaasi waxa ay saakey bilaaween u kuurgalista qiimeyn ku saabsan ka hortaga Xuquuqada aadanaha ayagoo guud ahaanba sooo kormeerey dhamaan kaamamka ku yaala duuleedka Degmada Bardaale .

Qaar ka mid ah haweenka ku nool kamamka degmadasi ayaa waxey sheegen in ay ku noolyihin nolal aad u liidata ayigoo sheegey in ay qabaan baahiyo kala duwan .

Warkan Waxaa noo heya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here