Haweeney Madaxa looga jiro iyo ilmo yar ay dhashay oo ku dhibaataysan kaam ku yaala baydhabo

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweeneydan ayaa horey u dhashay laba caruur ah iyadoo madax loogu jira balse waxaa lagu tuhmeyaa in ay dishay caruurteeda hore, hadana waxa ay dhashay cunug kale, mana heystaan iyada iyo cunigeeda wax daryeel ah, sidoo kale waxaa xanuunsan hooyadeeda oo si wada jir ah ugu nool yihiin kaamka indhooliyaasha Al aamin ee magaalada baydhabo

Warbixinta waxaa noo haya Bishaar Mayow Muqtaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here