GYM Cusub Oo Magaalada Baydhaba Laga Hirgiliyay.

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tan iyo 2017dii bilowgeeda Baydhabo malaheyn Xaruun lagu Dhiso Jirka iyo Yareynta cayilka Baahiyo Badaan Ayeyn u Qabeyn Dhalinyarada Si ay jirkoodaan u noqdo mid dhisan.
Hada Waxaa  Laga furey Qaran Fitness center oo Kiliya ay furaan tahay 3 todobaad Waxaan Yaalaa Qalabka kala ah,Kuwaa Misaanka oo leh caabiro kaala duwaan iyo qalabka orodka.
Yaasiin Waa Xubin Ka mId ah Mamulka Xarunta Jir Dhiska Waxaa oo Shagey in ay Rijadooda aheyd Sanado ka hor Balse Had ay Soorta qashey Xaruntaa.

Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here