Gudiga Masjidka Jaamac Ee Degmada Xudur oo Deeq lacageed loogu talagalay Dhismaha Masjidkaasi Lagu Wareejiyay.

0
365

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudiga masjidka jaamac ee Magalada Xudur ayaa lagu wareejiyay lacag dhan kun iyo Kontan dollar, lacagtaasi oo ay iska soo aruuriyeen dad ahlu kheyr ah  oo aya ku nooliyihiin Wadanka Ingiriiska.

Waxana Gudiga so gaarsiiyay wakiil ugu ahaa cali Aadan maxamed iyadoona lacagtaasi loogu talaglay in qeyb logu dhigo dhameystirka Masaajidka Jaamac ee Magalada Xudur oo meel gabagaba ah mareya.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here