Gudiga Hey,adda Barakacyaasha KG oo Walaac Ka qaba Xaaladaha Barakacyaasha ay Waqtiyadaan wajahayaan.

0
257

Dadka Barakacyaasha ah ayaa Wajahaya Xaalad Adag Sida Roobab Lafilayo Inay Dalka ka Da,aan, Saamenyta ay ku yeelan karto, iyo Bishii Ramadaan Soo socota Maxaa Qorsha ah ugu yaala Maamulka iyo Hey,adaha iyo Samafalka Sida loo wajihi doono Maadama Daruufaha Jira Sababi karta Dhibaata Midaan kaweyn inay timaado, Waxaa Arintaan Ka hadlaya Gudoomiyaha Hey,adda Barakacayaasha K/Galbeed Abdukadir Ali Mohamed isagoo Tilmaan dheer kabixinaya Sida Xaalku yahay iyo Marxaladaha Lawajihi doono iyo Sida ay u adkaan doonto.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here