Gudiga Barakacyaasha ee Degmada Baydhabo oo lagu wareejiyay Gaadiid loogu Adeega barakacyaasha .

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu wareejiyay Gaadiid loogu tala galay in loogu adeego dadka barakacyaasha ee ku nool xriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo, waxaana ku wareejisay Madaxtooyada Koonfur Galbeed. Markii furaha gaariga lagu wareejiyay ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Cali Maxamed.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here