Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland ayaa yeeshay Kalfadhiga 5-aad fadhigiisi 7-aad oo ahaa Akhrinta koowaad ee xeerka Ciidanka Booliiska Jubbaland iyo akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka Mamnuucidda gudniinka fircooniga.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha qoyska Jubbaland marwo Cadar Cabdullaahi Ismaaciil ayaa goob joog ahayd kulanka Golaha Wakiilada maadaama Labada xeer ee Golaha la horkeenay mid kamida ay keentay Wasaaradda Haweenka.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani