Maamulka Degmada Bardaale Oo Meel fagaare ah ku gubay Raashin dhacay.

0
131

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kadib marki uu Maamulka Degmada Bardaale soo saareen amar lagu joojinayo in la iibiyo Raashin, Cabitaan iyo Daawo waqtigooda dhacay oo halis Caafimaad ku ah Bulshada, lana socon doonaan Xarumaha lagu iibiyo Badeecadaha, iyagoo ka jabaabaya Go,aankaas ay horey u soo saareen, ayaa Gudoomiyaha Degmada Bardaale Xarunta Degmada ku soo Bandhigey Raashiin dhacay ee laga soo Aruuriyey Ganacsiyada Degmada.

Gudoomiyaha Degmada Bardaale Mahamed Isaaq Caracase oo Shir jaraaid ku qabtey Degmada, ayaa marka hore faafaahiyay waxyaabaha ay soo Bandhigeen isagoo sheegey in qofkii isagoo ka Ganacsanaya Raashiin dhacay lagu arko lagu Ganaaxaayo lix bilood oo xarig ah iyo Ganaax lacageed, Wuxuu mar kale ugu baaqey Ganacsatada in ay awaamiirta u hogaasamaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here