Ganacsato Soomaaliyeed oo Ankara ka furay shirkad isku xiri doonta ganacsiga Afrika iyo Turkiga.

0
240

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iayadoo Somalia Sanadihii Dambe laga dareemayay Kobac Ganacsi oo ay layelanayan Ganacsatada Somalia Warshidaha Caalamka laga leeyahay oo raba Dalkeena Maal gashadaan si Fursado badan oo shaqa abuur ah u soo baxaan

waxaa magaalada Ankara Dalka Turkiga lagu Dahfuray Shirkad ganacsi taas oo ka shaqeyn doonta isku xirka ganacsiga Africa iyo Turkiga ay Somalia Kujirto waxaana  Munaasabada  goob joog  ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha shacabka iyo Madaxda Safaarada Somalia Ganacsato ka kala socday Wadamada Somalia Iyo Turkiga.

Warkan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here