Ganacsatada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Baydhabo oo sheegay In Suuqooda aad U wanaagsan yahay waqtigan

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Suuqa Xoolaha  ee Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay wuxuu maalin weliba yahay mid aad u mashquul ah oo ganacsatada suuqaasi ay keenaan Xoolaha Nool oo kala duwan sida Geela, Ariga, Lo,da iyo Dameeraha oo iyaguna loo adeegsado in la rarto laguna shaqeysto.

Ganacsatada Suuqaasi Xoolaha ayaa Warbaahinta u sheegay In Suuqa Xoolaha uu aad U wanaagsan yahay waqtigan Xoolaha kala duwan Halkaas lagu kala iibsado suuqoodoodu fiicanyahay.

Halkan Hoose ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here