Fursado waxbarasho oo loo sameeyay dhalinyarada degmada qansax dheere ee Gobalka Baay.

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada qansax dheere ee gobolka baay waxay kamid tahay degmooyinka dhalinyaradooda heysan fursado ku filan dhanka waxbarashada`shaqooyinka iyo hormarada kale ee aas aaska u ah nolosha.

Dhalinyarada ku nool degmada qansax dheere intooda badan waxay wax kusoo bartaan dalalka sida itoobiya iyo Kenya kadib iyagoo qaarkood dib ugu soo laabtaan duulkooda si ay wax utaraan bulshadooda.

Warkan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here