Dumarka U tartamaya Kamid Noqoshada Golaha Barlamaanka Labaad ee KG oo Odeyaasha Dhaqanka Ka dalbadeen in Loo Ilaaliyo Qondada ay leeyihiin

0
364

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhaba ayaa Hada ka socota Xulista Barlamaanka Labaad ee K/Galbeed Somaliya taasi oo ay u taagan yihiin Musharaxiin Badan oo doonaya inay ka mid noqdaan Barlamaanka Labaad ee K/Galbeed. Mushariixiinta ayaa waxaa kamid ah Haween badan oo doonaya ayaguna dhankooda helaan Qondada ay ku leeyihiin Barlamaanka .

Samiira Abuukar Xaaji oo Musharax U tartamaysa Golaha Wakiilada K/galbeed iaydoo Latartamaysa Rag Badan ayaa Radio Aralaadi U sheegtay ina jiraan Caqabado ay la kulmayaan Dumarka Xiligaan Si ay uga mid noqdaan Barlamaanka

Dhanka kale Musharax Xilibaan Samiira Abuukar Xaaji Waxay Dumarka ugu Baaqeysa inay xoojiyaan Waxbarashada o ah Wadada kaliya ay Ragga kula tartami karaan iyadoo sii xustay in Wasaarada Haweenka oo ay ayadu ka mid tahay wado Qorshe Dumarka wax loogu qabanayo.

Warbixintan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here