Dhalinyarada Ku nool Magaalada Baydhabo oo lagu Wacyigelinaya Isticmaalka Maandooriyaha oo dhibaata ku ah Nafsadooda

0
406

Baydhabo(Radio Arlaadi)Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxaa ka socda Wacyigelin ku aadan sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka dhalinyarada ay kala kulmaan waxyaabaha maanka dooriya gaar ahaan Tubaakada Taabuuga iyo Cirbad loo yaqaano Taraamadol kuwaasi oo saameyn weyn ku yeelatay dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo kuwooda isticmaala Maandooriyaashaasi.

Iskuulada iyo Goobo kale waxaa ka socda Wacyigelin ku aadan sidii loogu hortagi lahaa looguna joojin lahaa dhalinyarada isticmaasha.

Warkan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here