Dr Cabdiqadir Faaney oo ka hadlay Cudurada ku dhaca Kiliyaha iyo Kaadi mareenka.

0
689

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Infakshanka ku dhaca qeybaha kala duwan ee hab dhiska kaadi mareenka(urinary system) sida kiliyaha tubooyinka kaadida kaa soo qaada kiliyaha ee keena Kaadi heesta, Kaadi heestana ka soo qaado una soo saarto xaga dibada ama xaga banaanka ee xubinta taranka.

Xanuunkan waxa uu inta badan u badan yahay Dumarka,sidoo kalena xanuunkan oo ah mid ay aad uga cowdaan dadka soomaaliyeed waxaa keena inta badan jeermiska il ma aragtad ah gaar ahaan nuuca  bakteeriyada keenta Infekshikaan soo gasha xaga xubnaha taranka kadibna waxa ay usii gudubtaa xagaas iyo kaadi heesta oo ay ku keento caabuq aad u daran.

Hadab waa kan Dr faaney ugu warbixey xili Radio Arlaadi  wareysi siineyey ayaa ugu horeyntii ka hadaley cudurka infakshanka oo ku dhaca  kaadi heysta iyo kaliyah iyo calamadaha laga yaqaano cudurkan.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here