Dowladda federaalka iyo hay’adda UNESCO oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo waxbarashada dalka.

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo agaasimaha guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo Seyniska ee UNESCO, Audrey Azoulay ayaa kala saxiixday heshiis Soomaaliya iyo UNESCO isaga kaashanayaan hurumarinta waxbarashada ayadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah.

Goobta heshiiskan lagu kala saiixanayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Xassan Cali Kheyre iyo wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here