Dhismo Cusub Oo Laga Hirgilinaaya Mid kamid ah Wadooyinka Halbowlaha U ah Bulshada Baydhabo

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo Ay jiraan Wadooyin badan oo ka muuqda Burbur Xoogan Oo dhibaata Kala kulmaan Gaadidka kala duwan Ee Dadweynaha Iyo Xitaa Kuwa Dowlada ayaa Hadana Waxaa Barbar socda Wadooyinkaas Kuwa dhismo Lagu wado kuwa dhismaha ayaa Wadooyinka Gala Xaafadaha Oo Lasoorayo Wadooyinka Loo Yaqaano Inter Lock si Ay U fududaato isku Socodka Dadweynaha Bilicda Magaaladana Ay U qurux badnaato Hada wadooyinka Dhismaha Inter Lock kusocda Waxaa Ka mid ah Wadada Dheer ee Aada Suuqa Boqoleyda Kana bilaabata Hotel Kulmiye.

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here