Bulshada Baydhabo oo loogu baaqay in ay ku dadaalaan Nadaafada Deegaanka.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhaba oo Marar badan ay ka hadleen Nadaafada deegaanka Iyo Bilic soo celinta Magaalada Baydhaba Hadana Waxaa wali Walaac ay ka qabaan Maamulka in Arintaas aan loo hogaasamin ay keeni karto dhibaato Bulsho oo Caafimaad dar ah Xogayaha Dowlada Hoose ee Degmada Baydhaba Abdushakur Ibraahim Aadan ayaa sheegay in Wixii Hada dambeeya Qofkii Nadaaafat daro ku dhaqaaqa Laxirir doono Mudu laba todobaad ganaax Lacageedna uu ku dhacayo

AMarkaan adag oo quseeya Nadafada Magaalada Baydhaba Ayaan ahayn ti ugu Horeysey uu maamulku soo saaro Hadan majirto wax u hogaan samid ah ay muujinayaan Bulshada Ku dhaqan magaalada.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here