Dhismayaal lagu kor dhiyey Iskuulada Sare Gaalkacayo Oo Xariga laga Jarey.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, ahna Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Axmed Ibraahim Cawaale iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug Axmed Haruuse Xaashi ayaa si wada jira ah xarigga uga jaray dhismiyaal isuga jira

Dhismaha dugsige sare ee Garaoor Galkacayo, Dhismaha qolka computer ka dugsiga sare ee Omar Samatar iyo Sidoo kale waxaa uu dhagax dhigay dhismaha 2 fasal oo lagu daray dugsiga hoose dhexe ee masaarida Galkacyo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here