Dhegeyso:-Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya OO tawabar afar maalin socon doona u qabatay shaqaalaha wasaaradaasi.

0
509

Tawabarkan ayaa kor loogu qaadeyey xirfada shaqaalaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha koonfur galbeed waxaana tawabarkaasi dahfurkiisa ka soo qeyb galeen wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga koonfur galbeed Axmed Madoowe Nuunow , wasiirka Shaqa iyo Shaqaalaha koonfur Galbeed, agaasimiyaal iyo shaqaalaha wasaaradaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here