Tawabarkan ayaa kor loogu qaadeyey xirfada shaqaalaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha koonfur galbeed waxaana tawabarkaasi dahfurkiisa ka soo qeyb galeen wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga koonfur galbeed Axmed Madoowe Nuunow , wasiirka Shaqa iyo Shaqaalaha koonfur Galbeed, agaasimiyaal iyo shaqaalaha wasaaradaasi.