Dhegeyso:-Warbixin ku saabsan saameynta dhibaato uu leeyahay Tahriibku.

0
367

Marka laga hadleyo Tahriibku waa arin shacuurteeda wadata oo dareen leh gaar ahaan marka uu kuu warameya qof dhib kala soo kulmeya safarkaasi halista leh sida uu dhibkaan ugu dhacay oo kale Abdullahi Xeydar Yarow

cod

ma sahlano in naftaada aad halis u horseedid oo waxaa lagala kulmaa dhibaatooyin nolosha saameyn weyn ku leh basle waxyaabo badan ayaa ku kalifa dhalinyarada tahriibeysa sida uu sharaxeya Mukhtaar Siid Axmed oo aabihiisa xanuun saldhig isagoo tahriibey ka soo qaadey kadib uu u dhintey.

cod

dhalinyarada ayaa ku sheegeyaan in ay tahriibaan shaqa la,aan, dad ku tashkiiliya in ay galaan nolol ka qurux badan tan markaasi ay ku jiraan iyo siyaabo kale waxaana muhiima ah si loogu celiyo halista tahriibka uu leeyahay in shaqa abuur loo sameeyo iyo wacyegelin badan oo ku saabsan dhibaatada uu tahriibka leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here