Dhegeyso:- Warbixin ku saabsan Abdullahi Jeek oo ah qof beeraleey.

0
444

Abdullahi Jeek oo ah qof beereley ah kuna shaqeysta wax soo saarka beertiisa nocyada dalqyada kala duwan oo uu ku abuurey beertiisa wuxuuna warbaahinta u gu warbixyey waqtiga uu bilaawey ka shaqeyn beertiisa iyo waxyaabaha ay soo saarto isagoona sheegey in uu ku guuleystay dadaalkii uu ku bixyey beertiisa.

Cod

Dhanka kale wuxuu faafaahin ka bixiyey qof ka ku dhiirageliyey in uu beereley noqdo.

Cod

Ugu dameyntii wuxuu timaamey in cilmi dheeraad ah uu ka heley shaqada sidoo kalena sheegey in dadka beereleyda ah ay iyagu isku faaideeyaan.

cod

Dadka beeraleyda ayaa ah kuwa dalaqyadii ay beeraan geeya magaalada si loogu gato, waxeyna nocyada qudaarta qaarkood loo qaadaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya sida Kabsar caleenka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here