Dhegeyso:- Ururka dhalinyarada Demada Buur-hakaba ee Gobalka Baay oo olole nadaafadeed ka wada degmadaasi.

0
290

Iyadoo ay muujineyaan kaalinta dhalanyarnimo ee dib u dhiska dalka ayey koox koox isugu qeybiyeen si ay ugu shaqeeyaan Nadaafada iyo bilicda degmadaasi.

Gudoomiyaha Dhalinyaada Degmada Xasan Ali ibraahiim  oo hogaamiye u ah dhalinyaradaasi ayaa wada olole nadaafadeed oo ay ka fuliyaan guud ahaan degmada iyo goobaheeda kala duwan.

Ma heystaan wax taakuleyn ah balse iyaga ayaa dhiira gelin isa siiya si ay deegaankooda u nadiifsadaan, Dhanka kale wuxuu sheegey in ay wacyagelin dhaxdooda ah ka dhaxeyso.

Si ay u helaan adeegyada nadaafada ee u baahan yihiin wuxuu gudoomiyaha baaq ugu direy dowllada koonfur gabeed in ay helaan xuquuqaadkooda dhalanyarnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here