Dhegeyso:-Maamulka Ganacsiga ee Bay Istar oo ka warbixyey waxyaabaha ay ka ganacsadaan.

0
374

Baydhabo oo ah meel ganacsiga ku soo badaneya ayaa marba marka ka sii dambeysa ganacsigeeda sii noqoneya mid laga dareemeya gudaha Magaalada, waxaana jira xaruumo ganacsi oo kala duwan.

Cadow Maxamed Aadan waa mid ka mid dadka ka shaqeeya Carwada Bay Istar oo ka mid ah kuwii ugu horeeyey ee magaalada baydhabo laga furey wuxuu marka hore sharaxay tan iyo waqtigii ay fureen xaruuntan ganacsi ilaa iyo hada.

Dhanka kale wuxuu ka warbixyey waxyaabaha ay iibiyaan iyo halka ay ugu imaado alaabta ay gadaan. Ugu dambeyntii wuxuu bulshada ugu baaqey in ay dhalinyarada shaqeystaan oo ay dhulkooda aaminaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here