Dhegeyso:- Haweeney u ololeysa Dadka Naafada oo ka warbixsay sida ay wax u bartay naafada Magaalada Baydhabo.

0
323

Xabiibo Ibraahim Aadan waa haweeney u ololeyso dadka naafada ah ee ku nool koonfur galbeed gaar ahaan magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobalka baay, xili ay sheley ku beegneyd maalinta naafada aduunka ayaa waxey Radio arlaadi ugu warbixsay sida ay naafada gobalka baay ay nolosha ula jaanqaadeyaan dhan weliba sida waxbarashada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here