Dhegeyso:- Buug lagu soo bandhigay Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay

0
359

Xafladan lagu soo bandhigaayey buuga loogu magac daray Boon ayaa waxaa ka soo qeyb galeen barafasooro Macalimiin aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Ugu horeyntii marti sharaftii ka soo qeyb gashay bandhiga buugaasi ayaa goobtaasi ka jeediyeen hadalo kala duwan

Fartuun maxamed kuusow oo ah qoraaga buugan ayaa ka warbixisey wax uu ka hadleya buugeeda ay qortay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here