Dhegeyso:-Arday Ka Qalanjibisay Barashada Ganacsiga yar yar iyo Solar Systemka oo Baydhabo xaflad loogu sameeyey.

0
331

 

Ardeydan ayaa la baray sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen waxaana munaasabada qalan jebintooda ka soo qeyb galeen Agaasimaha guud ee wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed, Wasiirka batroolka kan shaqaalaha iyo marti sharaf kale waxeyna halkaasi kula dardaarmeen ardeydan in ay waxyaabihii ay barteen ka faaideystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here