Dhalinyarada Baydhabo oo Olale Nadaafadeed ka Bilaaway Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay..

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka socda magaalada Baydhabo olole nadaafadeed oo dib loogu soo celineyo bilicda guud ahaan Magaalada, waxaana ka qeyb qaadaneya dhalinyarada ku nool tawanka xaafadood ay ka kooban tahay degmada Baydhabo,iyagoona sheegay in ay isugu soo baxeen in ay ka shaqeeyaan nadaafada magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here