Dhageysp:-Qoysaskii kazoo barkacay degmada tiyeeglow oo dalbaday in degaankooda dib loogu celiyo.

0
493

Wali degmada xudur ee xarunta gobolka bakool waxaa kusugan qoysaskii kazoo barkacay degmooyinka tiyeeglow iyo rabdhuure oo mudo sedax sano barkac kuyihiin kaamam kuyalaan degmada xudur.

Halkan Hoos KA Dhageyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here